SAWIRO: Q-1aad Diyaaradda Salaam Air oo noqotay diyaaradi ugu horeysay ee ka degta Garoonka Galdogob

SAWIRO: Q-1aad Diyaaradda Salaam Air oo noqotay diyaaradi ugu horeysay ee ka degta Garoonka Galdogob

Diyaaraddii u horreysay ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha ee degmada Galdogob oo hab isku tashi bulsho oo hormuud u yahay Wasiirka Duulista Federaalka , Duraan Faarax lagu dhisay. Garoonka ayaa la soo gabagabeeyay wajiga koowaad.

Munaasabad ka dhacday garoonka diyaaradaha oo wali dib u dhisku ku socda, ayaa lagu daahfuray duullimaadyada isku xiraya Galdogob iyo gobollada kale. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Duraan Axmed Faarax, maamulka degmada iyo qeybaha Bulshada Galdogob ayaa munaasabadaa ka qeybgalay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com