Sawirada: Baarlamaanka Puntland oo dooranaya madaxwayne iyo madaxwayne kuxigeen

Sawirada: Baarlamaanka Puntland oo dooranaya madaxwayne iyo madaxwayne kuxigeen

Hoolka baarlamaanka Puntland ayaa waxaa goor dhow ka bilaaban doonta doorashada madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenka Puntland.
32 musharax ayaa ku tartamaya labadaasi kursi.

Hoos kadaawo sawirada hool

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com