Saraakisha Uganda oo dalbaday in la tageero Kordhinta Ciidanka AMISOM

HomeWararka

Saraakisha Uganda oo dalbaday in la tageero Kordhinta Ciidanka AMISOM

Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Katumba Wamala ayaa sheegay Ciidanka AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya in ay u baahan yihiin taageero dhee

Puntland iyo Galmudug oo Maanta Gaalkcyo Heshiis Taarikh ah ku gaaray & Issimadda Puntland oo goobjoog ahaa (dhegayso+Sawiro)
Amiirka Qater oo booqasho aan la sii shaacin ku tagay Iran (daawo)
DFS oo sheegtay in Shaqada laga Eryay Safiirkii u joogay Roma kuna eedeysay Maamul xumo

Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Katumba Wamala ayaa sheegay Ciidanka AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya in ay u baahan yihiin taageero dheeraad ah, si loo kordhiyo soo kabsashada dalka.

Waxa uu sheegay in sanadihii ugu dambeeyay, tallaabooyin waa wayn loo qaaday dhanka horumarka si ay u soo nooleeyaan dalka, hase yeeshee taageero dheeraad ah weli loo baahan yahay.

Sidoo kale General Katumba Wamala ayaa sheegay Howlgalka Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM in hada ay taageeraan Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika, muhiimna ay tahay in la helo miisaaniyad dheeraad ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: