Saraakisha Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarixi maanta (dhegayso)

Saraakisha Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarixi maanta (dhegayso)

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho isagoo qaraxaasi ahaa mid laga maqlay degmooyin badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan ( Duudishe) ayaa sheegay in qaraxa ka dhacay agagaarka Ex-koontorool Afgooye uu ahaa mid ka dhashay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa faahfaahinaya warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com