Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda DFS oo Tababar logu qaaday Tanzania

HomeWararka

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda DFS oo Tababar logu qaaday Tanzania

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo gaaray 6 sarkaal ayaaa manta tababar loogu diray magaalada Moshi ee Dalka Tanzania. Tababa

LAASCANOOD: Qodobadda Ugu waaweyn ee kaso baxay Shirkii Beelaha SSC
Madaxweynaha Puntland oo soo xiray Shirka Madasha Iskaashiga Dowlad gobaleedyada (Sawiro)
Xasan sheekh oo sheegay in madaxda dalka raali aysan ka ahayn doorasho ka dhacda Somaaliya

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo gaaray 6 sarkaal ayaaa manta tababar loogu diray magaalada Moshi ee Dalka Tanzania.

Tababarkan oo socon doona 26 February _ 02 March 2018 ayaa waxa lagu baran doona hubinta dukumintiyada been abuurka ah iyo kala saarida dadka wata basaboorada isku e-kaanshaha ah (imposter).

Ku xigeynka agaasimaha Guud ee Hay’adda Ibrahim Xuseen oo sii sagootiyay saraakiishan ayaa waxa uu kula dardaarmay in ay si wanagsan u soo bartaan tababarka loo diiray oo ah mid muhiim ah oo looga hortagaayo in dad wata dukumintiyo sharci daro ah ay ka dhoofaan dalkeena.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: