Saraakiil ka socda Milatariga Ethiopia, oo maanta soo gaarey Garoowe .

HomeWararka

Saraakiil ka socda Milatariga Ethiopia, oo maanta soo gaarey Garoowe .

Waftiga oo ka koobnaa Saraakiil iyo madax ka socda dalka Ethiopia, beryhii denbana safaro ku marayey maamul Goboleedyada Soomaliya, sida Koonfur galbe

Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Taliyaha Ciidanka Booliska: “Ciidanka Xogga waxay u diyaarsanyihiin goobaha
Wasaaradda Cafimaadka DFS oo faahfaahin kabixisay talaalka cudurka karoonaha ee la geyeey Muqdisho

Waftiga oo ka koobnaa Saraakiil iyo madax ka socda dalka Ethiopia, beryhii denbana safaro ku marayey maamul Goboleedyada Soomaliya, sida Koonfur galbeed, Galmudug iyo Soomaliland ayaa haatan aan la shaacin safarkooda Puntland, Taliye kuxigeenka 1aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland Siciid Shoodhe, oo waftiga saraakiisha ah garoonka ku soo dhaweeyey ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin imaantinkooda .

Dhankooda Saraakiisha soo gaartey Garoowe ee ka socda dalka Ethiopia, ayaa sheegay in ay Puntland, u yimaadeen iskaashi ay kala yeeshaan dhanka Amniga .

Ethiopia, ayaa wax weyn ka badashey siyaasadeeda arimaha Soomaliya, tan iyo markii isbadelku ka dhacay Villa Soomaliya 15 May 2022 iyo markii weerar Abaabulan ay Alshabaab ku qaadeen deegaana ka mid ah Dawlad deegaanka Soomaliya Ethiopia.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: