Sanaag dad horleh oo laga helay Covid-19| (daawo)

Sanaag dad horleh oo laga helay Covid-19| (daawo)

Dhaqaatiirka ku sugan degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa shacabka uga digaysa in ay ka fogaadaan meelaha la isugu yimaado maadaama uu cudirkii mar kale soo laba kacleeeyay.

Degmada Badhan ayaa la shaaciyay maanta in laga helay cudurka dad horleh.

wariyaha Daljir ee gobolka Snaag ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com