Samafale Haafid Abdirisaaq Ahmed oo hadimo-sharafeed ku maamusay gudigii uqareemayay Cabdow Baashane

Samafale Haafid Abdirisaaq Ahmed oo hadimo-sharafeed ku maamusay gudigii uqareemayay Cabdow Baashane

Burtinle: Samafale Haafid Abdirisaaq Ahmed oo kamid ah haldoorka degmada Burtinle ayaa hadimo-sharafeed uu ku maamusayay uqabtay gudigii uqareemayay Abdow Baashane oo dhawaan laga sidayay xabsiga magaalada Burtinle uu mudo sanad ah ku xirnaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com