Saddex Carruur ah Shuban-biyood Ugu Geeriyootey Magaalada Dhahar

HomeWararka

Saddex Carruur ah Shuban-biyood Ugu Geeriyootey Magaalada Dhahar

Inta la xaqiijiyey saddex carruur ah ayaa magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ee Puntland ugu geeriyootey xanuunka Shuban-biyoodka saacadihii

Shan gabdhood oo Somaali ah ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Magaaladda Minneapolis
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Inta la xaqiijiyey saddex carruur ah ayaa magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ee Puntland ugu geeriyootey xanuunka Shuban-biyoodka saacadihii ugu dambeeyey.

Carruurtaan oo isku qoys ah ayaa labo kamid ah ay geeriyoodeen saaka halka kan kalena uu ka sii horeeyey, sida uu kusoo waramayo weriyeheena ku sugan magaalada Dhahar.

Waxaa jira bukaano la ildaran xanuunkaasi oo jiifa xarumaha caafimaadka iyadoona saraakiisha caafimaadku ay sheegeen inay ka cabsi qabaan in dhimashadu sii kororto haddii ay sii bataan dadka xanuunku soo ridanayo.

GOOR DHOW WARBIXIN LA SOCO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: