Sacuudiga Oo sooceliyay 30 kun oo Neef Oo Xolaha Soomalaida ah

HomeWararka

Sacuudiga Oo sooceliyay 30 kun oo Neef Oo Xolaha Soomalaida ah

Wararka uu helayo Radio Daljir ayaa sheegaya in markab wada ilaa iyo 30 kun oo neef oo xoolo ah laga soo celiyay dalka Sacuudiga. Markabkan ayaa la

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 44aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Duqa Muqdisho oo sheegay in la diyaariyay koox loo tababaray aaska dadka u dhinta COVID-19
Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (DHEGAYSO)

Wararka uu helayo Radio Daljir ayaa sheegaya in markab wada ilaa iyo 30 kun oo neef oo xoolo ah laga soo celiyay dalka Sacuudiga.

Markabkan ayaa la sheegay in uu ku soo wajahan yahay  dekedda magaalada Bosaaso.

Sacuudiga ayaa dhawaan sheegay in uu xayiraadii ka qaaday xoolihii  Soomaalida ee udhoofin jireen dalkaasi xili lagu guda jiro haatan gudashada acmaasha xajka.

 

Majirto wax faah faahin ah oo ilaa hada ka soo baxay dhanka Sacuudiga oo ku aadan sababta ka dambaysa in Xoolahan la soo celiyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: