Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yemani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yemani (dhegayso)

Dalka Ruushka waxaa ka socda koobka adduunka ciyaartoyda ka yar 21 sano jirka, waxaana koobkan laga reebay xulaalka Talyaaniga iyo Ingiriiska.

koobka loo yaqaano Confederations Cup ayaa asna caawa hal kulan laga ciyaari doona, xulka badiya finaalka ayaa gudbaya, wuxuuna sugi doona finaalka Chile iyo Portugal.

Hoos ka dhegayso

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com