Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani

Horyaalka Ingiriiska ayaa hada ku sii dhawanaya gabagabo. Kulamo xiisobadan oo la ciyaaray kooxda Tottenham Hotspurs ayaa 22 sano kaddib u muuqda in ay ku dhamaysan doonto kaalinta labaad ee kala saraynta horyaalka.

kooxda Manchester United ayaa labo ciyaaryahan ka doonaya in ay ka soo qadato horyaalka Liga 1 France kaddib dhaawacyo soo wajahay kooxda ka dhisan magaalada Manchester.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com