Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhallo.

Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0