Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed  aw-Tall.

Wararka saaka waxaa ugu horreeya mowqifka Puntland ee xiisadda gacanka iyo taageerada xulafada Sacuudiga, iyo waliba Puntland oo DFS ka dalbatay in ay xulufada Sacuudiga ku soo biirto, danaha dhaqaale iyo kuwa siyaasadeed ee dadka Soomaaliyeed dartood.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com