HomeUncategorized

RW shirdoon tacsida Xildhibaan Xasan Cali u diray ehelada, xildhibaanada iyo shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho, December 19, 2013 - Ra?isal wasaaraha KMG ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray ehelada Xildhibaan Xasan Muxamed Cali, kaas oo xalay u geeryooday xanuun hayey oo uu u jiifay.

Hay?ada isku xirka nabadda iyo xaquuqul aadanaha ee INXA oo Puntland ka codsatay dhawrida xoriyatul-qawlka.
Baahin: Salaasa, 3 Dec, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe
Hawlgallo amni oo ka socda Garoowe & dad lagu tuhusan yahay weererkii afhayeenka baarlamaanka oo la qabtay.

Muqdisho, December 19, 2013 – Ra?isal wasaaraha KMG ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray ehelada Xildhibaan Xasan Muxamed Cali, kaas oo xalay u geeryooday xanuun hayey oo uu u jiifay hoteelka Muna ee Muqdisho.

Qoraal tacsi ah oo ka soo baxday xafiiska ra?isal wasaaraha dalka ayaa la gaarsiiyey gudoonka baarlamanka iyo guud ahaan gollaha shacabka.

Ra?isal wasaare Shirdoon ayaa xildhibaanka ku tilmaamay shaqsi ay si wayn uga go?nayd u adeegida dadka iyo dalka.

Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari iyo madaxweyne Xasan sheikh ayaa iyana tacsi u diray ehelada, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee xildhibaanku ka geeryooday.

Diiwaanka wararka

Radio daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0