RW Rooble oo Muqdisho kulamo kala duwan kawadda (Sawiro)

HomeWararka

RW Rooble oo Muqdisho kulamo kala duwan kawadda (Sawiro)

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee dalka ayaa la kulmay Xildhibaannada iyo Mas’uuliyiinta qaar ka mid ah beellaha Soomaaliyeed

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo kulan la qaatay Bulshadda Gaalkacyo
Trump, Sacuudi Carabiya, Heshiiska $350ka Bilyan, Yemen, Iran & Walaac Biloow ah
Madaxweynaha Hiirshabele oo ka hadlay Qarax lagu dilay masuuliyiin maamulkiisa ka tirsan

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee dalka ayaa la kulmay Xildhibaannada iyo Mas’uuliyiinta qaar ka mid ah beellaha Soomaaliyeed ee sugan Muqdisho.

Kulanka ayaa ku saabsanaa taageerida Ra’iisul Wasaaraha iyo sidii codka kalsoonida uga heli lahaa Baarlamaanka, iyadoo ay goobta joogeen ku dhawaad 50 Mudane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale kulankaan ka qeyb galay Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle Cali Guudlaawe.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa dadaal ugu jira kasbashada Xildhibaannada sidii kalsoonida u siin lahaayeen.


Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: