RW Rooble oo ku dhawaaqay Guddiga Aaska Marxuum Galeyr

HomeWararka

RW Rooble oo ku dhawaaqay Guddiga Aaska Marxuum Galeyr

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi Qaran oo ka shaqeynaya Aaska loo sameynayo R

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Jubbaland oo Mareykanka kala hadashay Arrimaha doorashooyinka
Madaxweynaha Galmudug oo kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socda Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi Qaran oo ka shaqeynaya Aaska loo sameynayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya.

Guddigaan ayaa ka kooban Saddex iyo toban xubnood oo ah Wasiiro iyo Wasiir ku xigeeno.

Guddiggaan ayaa Shaqadoodu tahay diyaarinta goobta lagu aasayo Marxuum Cali Khaliif Galeyr.

Tilaabada uu qaaday roob ka dib waxaa soo baxay Warka ku saabsan in uu u geeriyooday Covid19.

Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in Cali Khaliif Gallaydh Raiisul Wasaarihii hore ee dalka u geeriyooday Cudurka COVI-19.

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Deegaanka Soomaalida Mukhtaar Yuusuf ayaa sheegay ka dib baaritaano ay ku sameeyeen in uu haleelay Covid19.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: