RW Rooble oo kormeeray Safaarada Soomaaliya ee Kuwait

HomeWararka

RW Rooble oo kormeeray Safaarada Soomaaliya ee Kuwait

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqday Safarada Soomaaliya ee Kuwait. Waxaa Safaar

Maamulada Galmudug iyo Ahlusun oo Wadahadal U Furmayo (DHEGAYSO)
Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusamareeb ku laabtay xilli shir ka socdo Muqdisho (sawirro)
Puntland oo Soomaaliland ku eedeeysay dagaal ka dhacay Sanaag

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqday Safarada Soomaaliya ee Kuwait.

Waxaa Safaaradda kusoo dhaweeyay safiirka Soomaaliya ee dalkaasi.

Rooble ayaa safiirka iyo howl wadeenna uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ay shacabka ugu adeeggaan una matalaan Qaranka iyo Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaa uu sidoo kale u soo jeediyay dardargalinta howlaha horyaalla oo ay ka mid yihiin in ay si wanaagsan ugu shaqeeyaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0