Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusamareeb ku laabtay xilli shir ka socdo Muqdisho (sawirro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusamareeb ku laabtay xilli shir ka socdo Muqdisho (sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ka qaybgalayeey Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul gobaleedyada ayaa dib ugu laabtay Maanta Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenkiisa iyo xubno ka tirsan golayaasha maamulka.

Taliyaha qaybta Gobalka Mudug oo go’aano ka soo saaray iibka dhulka Garacad (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Heshiis Sadex Geesood ah oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya, Eriteriya iyo Itoobiya

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ka qaybgalayeey Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul gobaleedyada ayaa dib ugu laabtay Maanta Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenkiisa iyo xubno ka tirsan golayaasha maamulka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0