RW Khayre oo cadeyeey mowqifkiisa doorashada 2021 (Daawo)

HomeWararka

RW Khayre oo cadeyeey mowqifkiisa doorashada 2021 (Daawo)

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa kulan uu shalay kula qaatay habka fogaan aragga waxa uu ugu baaqay golaha wasiirada xukuumadiisa inay u diyaar

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Muqdisho: Maamulka G/Banaadir oo kala diray Iskaashatada Gaadiidleyda
Warka Fiidnimo iyo Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa kulan uu shalay kula qaatay habka fogaan aragga waxa uu ugu baaqay golaha wasiirada xukuumadiisa inay u diyaargaroobaan sidii ay ugaga qeybqaadan lahaayeen in dalka ay doorasho ku dhacdo.

Xasan Cali Kheyre ayaa u sheegay golaha wasiirada in howlaha ugu muhiin ee dowlada horyaal ay yihiin doorashooyinka ayna ka qeybqaataan sidii loo qaban lahaa doorasho ku dhacdo si nabad ah.

Hoos ka daawo Kulanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: