HomeUncategorized

RW Cumar: Puntland uma Baahna AMISOM

Garacad, 21, March, 2016-(Daljir)_Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa ka hadlay in xilligan Puntland ay u baahan tahay keenista ciidamada dalka u jooga nabad ilaalinta ee AMISOM iyo in kale rn

DHEGEYSO-Madaxweyne KX Jubbaland oo ka warbixiyey safarkiisa Gedo.
Wafti uu hogaainayo C/rashiid Cirro, wasiirka ganacsiga dawlada federaalka ah ee Somaliya oo booqasho ku yimid Puntland.
DHEGEYSO-Wadooyinka Muqdisho oo xiran iyo Madaxweynaha oo kahadlay.
Garacad, 21, March, 2016-(Daljir)_Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa ka hadlay in xilligan Puntland ay u baahan tahay keenista ciidamada dalka u jooga nabad ilaalinta ee AMISOM iyo in kale 
 
Cumar ayaa meesha ka saaray in loo baahan-yahay AMISOM ,Isla markaana ay Puntland ku filan-tahay dagaalka ay kula jirto Al-shabaab
 
“Ma jirto sabab Puntland loogu diyarayo AMISOM, lamana geyn doono, ciidamada Puntland iyaga ayaa isaga filan kooxda weerartay inay ciribtiraan” ayuu yiri Cumar.
 
Ra’iisul wasaaraha waxa uu cadeeyay in taageerayaan ciidamada difaaca Puntland ee dagaalka kula jira firxadka Al-Shabaab ee soo gaadhay deegaan xeebeed-yada Mudug iyo Nugaal.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: