DHEGEYSO-Wadooyinka Muqdisho oo xiran iyo Madaxweynaha oo kahadlay.

Muqdisho, Sep 10 2016-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Sababta wadooyinka Muqdisho ay u xiran yihiin maalintii labaad , islamarkaana dadweynaha ay u lugeynaayaan Wadooyinka Muqdisho. 

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda SoomaDHEGEYaliya aysan wadooyinka u xiran in la dhibaateeyo shacabka , lakiin wadooyinka loo xiray Sababo amni.

Sababta ugu weyn ee loo xiray wadooyinka Muqdisho ayaa Madaxweynuhu kusheegay shir Madaxeed IGAD oo lagu wado in uu maalinta Talaada ah uu ka furmo Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com