RUUSHKA IYO AZERBAJAN OO HESHIIS ISKAASHI MILLATARI KALA SAXIIXDAY (SAWIRO)

Madaxweynaha dalka Aserbajan Ilham Aliyev oo booqasho ku tagay magaalada Mosco, ee dalka Ruushka ayaa heshiis iskaashi Millatari iyo mid horumarin iskaashi dhaqaale iyo xiriir wadaag la saxiixday dhigiisa Ruushka Fladamir Puttin.
Hogaamiyaashan ayaa heshiiskooda waxaa qaadaa dhigay warbaahinta caalamka iyadoo heshiiska iyo booqashada Aliyev ee Mosco, ay timid waqti xasaaasi ah oo Ruushka ay gacanta u gashay 3 gobol oo Ukraine ah.
Aserbajan iyo Ruushka ayaa caalamku markhaati ka ahaa wixii dhexmaray markii uu socday dagaalkii Aserbajan, ku soo ceshatay dhulkii ka maqnaa 30 sano ee Nagorno Karabakh markaas oo Ruushku si dadban u taageerayey Armenia.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com