Rooble oo ka qeyb galay shir looga hadlaayay  tiirka dhaqaalaha  ee dalka

HomeWararka

Rooble oo ka qeyb galay shir looga hadlaayay tiirka dhaqaalaha ee dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo ay ka qeyb galeen

Real Madrid oo Barcelona afka ciidda u dartay (daawo)
MAANHADAL: Marxaladda cusub ee uu wajahayo Geeska Afrika (dhegayso )
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka ( Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo ay ka qeyb galeen Wasiiro katirsan Xukuumada iyo Hanti Dhowraha Qaranka.

Shirkan ayaa Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka,halka Wasaaradda qorsheyntuna soo jeedisay nidaamka keydinta mashariicda ee AIMS.

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shirka ka hadlay ayaa sheegay in muhiim tahay la socodka dhaqanka galka mashaariicda kala duwan ee dalka laga fulinayo si looga fogaado musuq maasuq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: