Rooble oo Guddi u saaray khalalaasihii ka dhacay Muqdisho (daawo)

Rooble oo Guddi u saaray khalalaasihii ka dhacay Muqdisho  (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roole ayaa waxaa uu Guddi u saaray dagaalkii Magaalada Muqdisho ku dhex-maray 25-kii Bishii Apriil Ciidamo taagersan Madaxtooyada iyo kuwo kasoo horjeeday muddo kordhinta.

Cabdiraxmaan Waabari ayaa warkan soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com