ROOBLE: “Kursi cid looxiraya majirto, cidaan ku arko talaabo sharciga waafaqsan ayaaan ka qaadayaa” (daawo)

ROOBLE: “Kursi cid looxiraya majirto, cidaan ku arko talaabo sharciga waafaqsan ayaaan ka qaadayaa” (daawo)

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan qadka Zoom-ka la yeeshay Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa ku amray in sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, lana soo gabagabeeyo ugu dambryn dhammaadka bisha December ee sanadkan 2021.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com