Roobabkii guga oo ka curtay deegaano ka mid ah gobolka Sanaag oo abaar daran ay ka jirtay (dhegayso)

Roobabkii guga oo ka curtay deegaano ka mid ah gobolka Sanaag oo abaar daran ay ka jirtay (dhegayso)

Xaalad biyo la’aan ah ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka jirtay deegaano ka mid ah gobolka Sanaag, kadib abaarta ku dhufatay deegaano ka mid ah.

Balse xaaladdu saakay waa ay ka duwantahay, kadib markii naxariista Eebbe uu ku shubay deegaanada qaarkood, halka meelaha kallena uu cirku uu cusubyahay.

Axmed Canshuur oo ah wariye ku sugan deegaanka Ceelbuh ayaa u waramay MCI oo Bosaso jooga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com