Roob khasaare geeystay oo ka da’ay degmadda Iskushuban ee Gobalka Bari (Daawo)

HomeWararka

Roob khasaare geeystay oo ka da’ay degmadda Iskushuban ee Gobalka Bari (Daawo)

Roobkan oo ah mid xoogan ayaa burburiyeey guryo farabadan sida ay Radio Daljir u shegeen dadka degaanka. Sharmaarke Maxamed Cali Tuuraaye oo kamid ah dhalinyarada Iskushuban ayaa Wariye Cabdiraxmaan Kuubaan uga waramay khasaaraha ka dhashay roobkaas dabaysha wataa ee ka da’ay iskushuban.

Wariyeyaashii ku dhaawacmay qaraxii shalay oo geyeey Muqdisho
Guddiga doorooshinka KMG ah oo Guddoomiye doortay Muqdisho
WARKA FIIDNIMO | XUSEEN MADAR | DALJIR GAALKACYO

Roobkan oo ah mid xoogan ayaa burburiyeey guryo farabadan sida ay Radio Daljir u shegeen dadka degaanka.

Sharmaarke Maxamed Cali Tuuraaye oo kamid ah dhalinyarada Iskushuban ayaa Wariye Cabdiraxmaan Kuubaan uga waramay khasaaraha ka dhashay roobkaas dabaysha wataa ee ka da’ay iskushuban.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: