Robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degaano ka tirsan gobalka Sanaag (dhegayso)

Robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degaano ka tirsan gobalka Sanaag (dhegayso)

Degaanka Xargadheere ee gobalka Sanaag wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in uu ka da’ay roob khasaare geeystay oo dumiyeey guryo farabadan sida ay Daljir u shegeen dadka degaanka.

Guddoomiyaha degaankaas Xargadheere oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in robaab dabaylo wata uu ka da’ay deganaas,kuwaas oo saamayeey qoysaas kala duwan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com