Raysal Wasaare Khayre oo siwayn loogu soo dhoweeyey Garoowe (sawiro)

Raysal Wasaare Khayre oo siwayn loogu soo dhoweeyey Garoowe (sawiro)

Raysal wasaaraha xukuumadda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa siwayn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Mudane Khayre ayaa inta uu ku suganyahay Puntland dhagax dhigi doono dhismaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug iyo magaalada Qardho oo uu kusoo xiri doono shir dib u heshiisiin ah.

Raysal wasaaraha ayaa waxaa booqashadiisa siwayn maalmahan looga dareemayay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland oo soo dhowayn ay ka socotay.

Socdaalka Ra'iisal wasaare Xasan Cali Khayre ee Garoowe

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Sunday, July 29, 2018

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com