Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaaray Dalka Qatar

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaaray Dalka Qatar

a’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Qatar oo booqasho rasmi ah ay

MAANKA DADWEYNAHA & MAYKARAFOONKA DALJIR (Warbixin)
xog hayaha xafiiska isgaarsinta Iyo Tiknolojiyada SSC – Khaatumo Daahir Farax Ingeed
Wacaal Daray ah, Barcelona: Dhimashadu waa 13, Dhaawucuna 50 Kor buu u Dhaafay

a’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Qatar oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay.

Ra’iisul Wasaaraha oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Qatar ayaa la filayaa in uu madaxda dalkaas la yeesho kulamo ay uga wada hadlayaan xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo iskaashiga laba geesoodka ah.

Ra’iisul wasaare Khayre ayaa sidoo kale ka qeyb galaya shirka sannadlaha ah ee Madasha Dooxa oo sanadkii 2017 uu sidaan oo kale uu uga qayb galay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederlad 5 years ago

    (MAANDHOOW CAYAAYARKA IGADAA CARABI WAA NAAGE)!.
    NAAGAHAAS MARYAHA DUMARKA SITA EE MARAYKANKU QABO WAA KUWII (USA & UK) AY USOO MAREEN BURBURINTII SOMALIYA.SOMALI WAXAY DHAHDAA(RIYO HADAY DIB LEEYIHIIN DABADOODAY KU QARSAN LAHAAYEEN).
    CARAB KAGA QUUSO FALASTIN & YEMEN.
    CARABI SADAAM & QADAAFI KAMA DANBAYN.XAASASKII MARAYKAN BAA HARAY.go fuck your self.
    D I G N I I N.
    ***************.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    they are ISRAELIAN TOILET PAPER.isn’t Muslims,sure.believe me.
    Paris attack ,false flage.(MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK).we know.

DISQUS: