Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan Nabadgelyada Caasimadda ku saabsan la qaatay Hay’adaha Ammaanka (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan Nabadgelyada Caasimadda ku saabsan la qaatay Hay’adaha Ammaanka (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg ah laga qaado dadkii ka dambeeyay rabshadihii Garoonka Aadan Cadde ka dhacay Khamiistii.

Ra’iisul Wasaare Rooble waxa uu sidoo kale booqday Xarunta Gurmadka Deg Degga ee Booliska, halkaas oo uu warbixin uga dhagaystay Saraakiisha Booliska.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com