Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey Geerida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey Geerida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Qoyska, Ehelada, Asxaabta iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Mahdi Maxamed oo maanta geeriyooday

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com