Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka oo Xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Kampala

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka oo Xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Kampala

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka magacaaban ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Uganda ayaa xaf

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay (dhegayso)
Xasan sheekh oo magacaabay la taliyihiisa Arrimaha Dastuurka u
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka magacaaban ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Uganda ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Kampala.

Munaasabadda soo dhaweynta ayaa waxaa ka qeyb galay Siyaasiyiin, Ganacsato iyo masuuliyiin ka tirsan Dowladda Uganda.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban ayaa ku boggaadiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool, doorka muuqda ee ay kaga jiraan horumarka iyo isdhexgalka bulshada geeska afrika.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: