Raiisul wasaare ku-xigeenka DFS oo daahfuray Shirweynihii Dhalinyarada (dhegayso)

Raiisul wasaare ku-xigeenka DFS oo daahfuray Shirweynihii Dhalinyarada (dhegayso)

Raiisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Magalada Muqdisho si rasmi ah uga furay shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Caasimadda Kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com