Raiisal wasaaraha cusub ee Uk Liz Truss oo la kulantay boqorada Ingiriiska

Raiisal wasaaraha cusub ee Uk Liz Truss oo la kulantay boqorada Ingiriiska

Boqorada Ingriiska Queen Elizabeth ayaa ka codsatay Raiisal wasaaraha cusub ee Uk Liz Truss in ay soo dhisto xukuumad cusub lis truss oo ahayd wasiirka rimaha dibada ayaa noqotay Raiisal wasaaraha cusub ee Uk waxayna badalaysaa ninka xafiiska fadeexada uga tagaya Boris Johson o xafiiska baneynaa bisha Oktobar.

Raiisal wasaaraha cusub ee Ingriiska ayaa waxa horyaala caqbado badan oo ay wajahayaan dadka Uk oo ka mid yihiin Tamarta oo qaaliyowday Yurub ka dib dagaalka Ruushka ee Ukraine xilli yurub hada ay gashay qaboobihii xagaaga .

Wadamada Scodland, Wales iyo Ireland oo hoos taga dallada Uk ayaa ugu baaqay lis Truss in ay wax ka qabato xaalada cakirin ee dhinaca tamarta ayna qaadato go’aan wax looga qabanayo sara u kaca tamarta waqtiga xagaaaga.

Uk oo ka baxday Midowga Yurub ayaa ayaa weli dareemaysa hoos u dhac dhaqaale oo soo gaarey tan iyo ka bixidoodii Midowga yurub .

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com