HomeUncategorized

Qaybtii danbe ee ciyaarta oo mar dhaw bilaabatay & gobolka Bari oo Goolkii 2-aad dhashaday.

Garowe, Dec 22- Mar dhaw ayey bilaabatay qaybtii danbe ee ciyaarta kama danbaysta ah ee lagu lagu hanan doono koobka ciyaaraha gobollada Puntland, wa

Barlamaanka Puntland oo shaaciyey xilliga lakala saarayo musharixiinta aqalka sare.
Madaxweyne Faroole iyo xubno ka tirsan dowladda Puntland oo gaaray magaalada Brussels ee Beljium
Ciidamada dawladda federaalka iyo kooxda Ahlu-sunnaha oo guulo ka sheegtay dagaallo ka socda agagaarkay Garbahaaray.

Garowe, Dec 22- Mar dhaw ayey bilaabatay qaybtii danbe ee ciyaarta kama danbaysta ah ee lagu lagu hanan doono koobka ciyaaraha gobollada Puntland, waxaana ay hadda ciyaartu maraysaa 2-0, waxaana labadaasi gool la yimid.

Ciyaarta ayaa si dar dar leh uga socta garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe, waxaana daawanaya daawadayaashii ugu badnaa oo ka soo qaybgala fiirsashada ciyaaraha gobollada Puntland ee dhawaan bilowday.

Qaar badan oo ka mid mas’uuliyiinta dawladda ayaa ku sugan garoonka, kuwaasi oo sugaya cidda la guddoonsiin doona Koobka galabta, kaaso oo hadda dhaxyaalka garoonka.

C/fitaax Cumar Geeddi,
Idaacadda Daljir http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: