Qaraxyo xooggan ayaa dhacay magaalada Belgorod oo ku taalla Ruushka.

Qaraxyo xooggan ayaa dhacay magaalada Belgorod oo ku taalla Ruushka.

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Ruushka ku taalla ee Belgorod, taas oo dhacda xadka Ukraine, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka.

Wuxuu intaa raaciyay in qaraxa uu burburiyay dhismooyin dhowr ah oo ay ku jiraan guryo la degan yahay.

Hadalka gudoomiyaha ayaan si madax banaan loo xaqiijin karin mana jirto wax jawaab ah oo kasoo baxay dowlada Ukraine oo ku aadan qaraxan.

Guddoomiyaha gobolka ayaa hadalkan ku shaaciyay barta uu ku leeyahay Telegram-ka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com