Qarax kadhacay Duleedka magaalada Muqdisho

Qarax kadhacay Duleedka magaalada Muqdisho

Weerar ismiidaamin ayaa kadhacay duhurnimadii maanta deegaanka Waydow oo ku yaal duleedka magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamo katirsan Midowga Afrika oo ka yimid magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya hal qof inuu ku geeriyooday qaraxa kaasi oo ay sheegeen inuu ahaa ruuxii weerarka fuliyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com