Qarax ka dhacay duleedka degmada Balcad (Akhriso)

Qarax ka dhacay duleedka degmada Balcad (Akhriso)

Wararka naga soo gaaraya duleedka degmada Balcad ayaa sheegaya in Kolonyo ka tirsan Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah AMISOM  oo ku socdaalayay waddada  xiriirisa degmada Balcad & Tuulada gololeey ee Gobolka Shabeellaha Dhexe qarax laguga leegtay

Ciidamada AMISOM qaraxa kadib waxa ay fureen rasaas xoogan.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxaas, sida ay ku daabaceen Warbaahinta afkooda ku hadashay.

Wadada xiriiisa Magaalada Jowhar & degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dhowr jeer waxaa ka dhacay qaraxyo iyo weraro toos ah oo qaarkood lagu dilay mas’uuliyin ka tirsan maamulka Hir-Shabeelle.

Diiwanka warraka

Radido Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com