Qaar kamid ah Xildhibaanada Gaalkacyo oo is Casilaya sabab? (dhegayso)

Qaar kamid ah Xildhibaanada Gaalkacyo oo is Casilaya sabab? (dhegayso)

Qaarka tirasan Xildhibaanada Golaha Degaanka Gaalkaco ayaa sheegay in ay iscasiyaan Hadii aysan dowlada dhexe iyo wasaarada arrimaha Guddaha waxkaqaban maamul xumo ay shegeen in ay ka jirto dowlada Hoose degamada Galkayo.

Xildhibanadan oo Daljir la hadlay ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin maamul xumada baahday ee kajirta magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com