Puntland oo soo bandhigtay qaraxyo ay diyaariyeen Al-shabaab, howlgal ka dhacay Galgala (Sawirro)

Puntland oo soo bandhigtay qaraxyo ay diyaariyeen Al-shabaab, howlgal ka dhacay Galgala (Sawirro)

SAWIRRO: Ciidamada Difaaca Puntland ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen Buuralayda Galgala ee gobolka Bari ay ku burburiyeen saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka, kuna qabteen qaraxyo ay diyaariyeen iyo hubka noocyadiisa kala duwan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com