Garowe, Jan 18 – C/llahi Maxamed Aswad, ku xigeenka wasiirka warfaafinta ee Puntland ayaa sheegay in ujeedada loo hakiyey ay tahay dib u eegid shuruucda hagta warbaahinta Puntland, iyo dejinta shuruuc cusub oo ay adeegsan doonaan warbaahinta Puntland … http://daljir.com/
Puntland oo si ku meel gaar ah hakad u gelisay hirgelinta warbaahin cusub, sheegtayna in dib u habayn lagu samaynayo shuruucda warbaahinta.
Dhigaal Cusub
…
FAALLOOYIN & FALCELIN