Puntland oo ku dhaawaqday tiradda dadki ku waxyeeloobay dhibaatadi Qardho ka dhacday (Daawo)

Puntland oo ku dhaawaqday tiradda dadki ku waxyeeloobay dhibaatadi Qardho ka dhacday (Daawo)

Puntland ayaa caawa shaacisay tirada dadki ku waxyeeloobay daadadkii ku fatahay Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar,kaas oo khasaare Naf iyo maalba leh uu ka dhashay.

Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Cabdiqafaar Xaange oo Warbaahinta Qardho kula hadlay ayaa sheegay in 48 Kun oo qof ay dhibaato ka soo gaadhay Fatahaadi qardho.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com