Puntland oo faahfaahin kabixisay wararkii ugu dambeyeey ee COVID19

Puntland oo faahfaahin kabixisay wararkii ugu dambeyeey ee COVID19

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa Warbaahinta uga Warbixiyey warbixintii maalinlaha ahayd ee Gudiga Puntland u qaabilsan Wacyigalinta Cavid-19 .

Waxaa uu sheegay in aysan jirin deegaannada Puntland kiisas Cusub oo Coronavirus ah oo laga helay,hayeeshee guddigooda ay magacaabeen Guddiyo kale oo gaar ah,kuwaas oo kala ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com