Puntland oo eedeyntii wasiir hore Cali Cabdulaahi jawaab kulul ka bixisay (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo eedeyntii wasiir hore Cali Cabdulaahi jawaab kulul ka bixisay (dhegayso)

iyado maanta uu Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland uu kaga dhawaaqay inuu is casilay wasiirka Wasaarada Degaanka Puntland Cali Cabdulaahi Warsa

Puntland oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan sharciyeedka Batroolka
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Mareykanka

iyado maanta uu Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland uu kaga dhawaaqay inuu is casilay wasiirka Wasaarada Degaanka Puntland Cali Cabdulaahi Warsame ,isla markaana uu Madaxda Puntland uu ku eedeyey inay musuq masuqeen mashruuci jidka Jalam iyo xarfo iyo labo mashruuc oo kale ayaa waxaa arrinta been abuur ku tilmaamay Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland Quraanjecel oo Warbaahinta kula hadlay Garoowe.

Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland Cabdulaahi Quranjecel ayaa sheegay in uusan fashilmin jidka Jalam iyo xarfo,isla markaana maashricdaas ay toos u socdaan,isago quraanjecel shegay in Cali Cabdulaahi warsame uu isku dayeey inuu leexsado 5 ceel oo la socday mashruuca GIZ ay wadday,isago sheegay in mashrucaas uu donayeey wasiirki hore inu in nidaamka ay wax ku socdaan uu wax ka baddalo balse madaxweyne Gaas uu ka diiday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: