Golaha degaanka Garoowe oo kalfadhigoodii kowaad maanta u furmay (dhegayso)

Golaha degaanka Garoowe oo kalfadhigoodii kowaad maanta u furmay (dhegayso)

Maanta waxaa Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe ka furmay Kalfadhigii kowaad ee Golaha degaanka Cusub ee Garoowe,iyado uu Gudoominayeey Duqa Cusub ee Garoowe.

Duqa Cusub ee Caasimadda Puntland ee Garoowe Axmed Barre Siciid ayaa ugu horeyn ka hadlay furitaanka Kalfadhigii kowaad ee golaha degaanka Garoowe,isago ka hadlay qorshoohoda iyo arrimaha diirada ay saari donaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com