PUNTLAND: Guddiga Doorshada oo shaaciyay liiska Musharaxiinta u matalaya Golaha deegaanka ee Degmooyinka ay Doorshadau ka dhacayso

HomeWararka

PUNTLAND: Guddiga Doorshada oo shaaciyay liiska Musharaxiinta u matalaya Golaha deegaanka ee Degmooyinka ay Doorshadau ka dhacayso

499 Musharax ayaa ku tartamaya xubnaha golaha deegaanka ee Degmooyinka Eyl, Ufayn iyo Qardho kuwaasoo 25 bisha October 2021 ay ka dhici doonto Doorasho qof iyo cod ah oo lasii hormariyey. Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey maanta liiska musharaxiinta.

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Minneapolis Waxaa lagu aasay 5-gabdhood oo walaala ah kuna geeriyooday shil gaari
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

499 Musharax ayaa ku tartamaya xubnaha golaha deegaanka ee Degmooyinka Eyl, Ufayn iyo Qardho kuwaasoo 25 bisha October 2021 ay ka dhici doonto Doorasho qof iyo cod ah oo lasii hormariyey.
Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey maanta liiska musharaxiinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0