Odayaaasha Beledxaawo oo sheegay inay dowladda Kenya kadiideen darbiga ay ku kala qaybinayso deegaankooda (dhegayso)

HomeWararka

Odayaaasha Beledxaawo oo sheegay inay dowladda Kenya kadiideen darbiga ay ku kala qaybinayso deegaankooda (dhegayso)

Odayaasha ku dhaqan Degmada Baled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in ciidanka Kenya ee dhawaan soogalay Baled Xaawo ay burburiyeen tiro guryo ah

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Boosaso (dhegayso)
Kooxda Taliban oo la wareegtay qeybo kamid ah dalka Afgaanistaan
Odayaasha ku dhaqan Degmada Baled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in ciidanka Kenya ee dhawaan soogalay Baled Xaawo ay burburiyeen tiro guryo ah
Maxamed adan oo kamid ah waxgaradka Baled Xaawo oo dhacda xadka Soomaaliya ay lawadaagto ayaa Radio Daljir usheegay inay dadka kudhaqan magaalada ay ka hortageen in Ciidanka Kenya ay magaalada kala dhexmariyaan silig si xaduudka ay u xiraan.
Wuxuu shegay in dadka deegaanka aysan doonayn kala qabaynta dhulka xuduudka ee Soomaaliya lawadaagto Kenya
Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu uwaramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: