Odayaasha iyo waxgaradka beesha bahwadaag dubays ayaa sheegay inay so xuleen xildhibaanadi sanadka

Odayaasha iyo waxgaradka beesha bahwadaag dubays ayaa sheegay inay so xuleen xildhibaanadi sanadka

Odayaasha iyo waxgaradka beesha bahwadaag dubays ayaa sheegay inay so xuleen xildhibaanadi sanadka ku matali laha beesha kadib shirar iyo wadatashiyo wayadanba uga socday magaalada dhahar.

Beesha bahwadaag dubays aayaana maanta si rasmi ah u shaacisay beelaha ay u xuleen xildhibaan sanadka ku matalaya golaha wakiilada Dowlada puntalnd waana kuwan Odayasha iyo waxgaradka beesha oo la hadlaaya warbaahinta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com